HRUGTA WARBIXINTA
Rugta
warbixinta iyo talo siinta ajaanibka
Ururka
jinsiyadaha kala duduwan ee Hakunila wuxuu bilaabay wax
qabadkiisa iyo u adeega dadka ajnabiga ah iyo Finishka
degan Hakunila iyo hareeraheeda, ee u baahan macluumaad
ku saabsan dhaqanka iyo degganka cusub iyo qaadka loo
asaaso ururada.
Rugta
warbixinta iyo talosiinta ayaa kuu diyaar ah haddii aad
u baahantahay in macluumad iyo su\'aalo ku saabsan ama
la xidhiidha arrimaha soo socda sida:
Sharciyad,
wax barashadda, koorsooyinka, shaqadda, sooshaalka, iyo
waxyaabaha kale ee la xiiseeyo sida ciyaaraha iyo waxyaabo
kala duduwan.
Sidoo kale waad nala soo xidhiidh karta haddii ay jiraan
dhibaatooyin ihi.
Xafiiskayaga
waxaad ka heli karta warbixin haddii aad doonayso in aad
urur asaastid ama aad xaflad sameysid.
KHADAMAADKA
Khadamaadku
waa lacag la\'aan. Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
tilifoonka maalimaha isniinta,salaasada,iyo khamiista
saacaddu markay tahay 10-16 tilifoonka 2722775
Waxa
kale oo aad nagala soo xidhiidh karta Internetka:
hakunilan@kolumbus.fi
Bogga
ururka ee internetka waxaad ka geli kartaa:
www.hakunila.org
Waxaad
na soo booqan kartaa ballan la\'aan salaasaoyinka iyo
khamiisaha saacaddu markay tahay 10-14 Ciwaanka:
Kannuskuja 2A, 3krs. (hakunila)
01200
VANTAA
LUQADAHA
Finishka,ingiriiska,
arabiga, turkkiga (mararka qaarkoodna ruushka, somaliga,
vietnamiiska , kurdiga, farsiga iyo albaniga
WARBIXIN
IYO WAX QABAD AF SOMAALI AH
Maalinta
Salaasadda saacaddu markay tahay 15.00 ila 16.00
Maalinta
Arbacadda saacaddu markay tahay 15.00 ila 16.00
(
16.00 ila 17.OO tilifoonka ayaa nagala soo xidhiidhi kartaan.
Waxaa
lagu talojira in la la sameeyo ama la furo xafiiska fiidkii
si ay ugu faa\'iidaysataan marba inta isku af ku hadasha.
Soo
dhawaada Burhan Xamdon ja Amran Moxamed Axmed
|